Guddoomiye kuxigeennada cusub ee Gobolka Banaadir oo maanta xilka la wareegay (Sawirro)

Munaasabad maanta ka dhacday xarunta gobolka Banaadir ayaa xilka waxaa kula wareegay  guddoomiye ku-xigeennada cusub ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo xoghayaha guud ee gobolka uu dhawwaan madaxweyne Xasan Sheekh Magacaabay. Waxaa lagu martiqaaday munaasabadda xil wareejinta ee maanta ka dhacday xarunta gobolka Banaadir masuuliyiin katirsan dowladda Soomaaliya, kuwaa oo goobjoog ka ahaa sida xil wareejinta … Continue reading Guddoomiye kuxigeennada cusub ee Gobolka Banaadir oo maanta xilka la wareegay (Sawirro)